Xarun ay laheyd Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo mar kale la gubay

Waxaa xalay Duqeyn lagu gubey xaruntii Shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom ku laheed Tuulada Jaldeys oo ka tirsan Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Ma jiro waxa khasaare nafeed ah oo ka dhashay duqeynta, waxaase burburay Dhismihii shirkadda & dhammaan Agabkii isgaarsiineed ee ay ku shaqeyneysay xaruntu oo ka koobnaa Dhismo, ​BTS, Links, Motors iyo agabkii … Continue reading Xarun ay laheyd Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo mar kale la gubay